afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:36 pm | Posted by moha

Banaanbax Lagu Taageerayo Sanad Guuradii Afraad Ee Kasoo Wareegtay Markii Ururka Ahlu-suna Ay La Wareegtay Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya Oo Ka Dhacay Caabud Waaq(Sawiro)

Banaan bax lagu taageerayey sanad guuradii Afraad ee kasoo wareegtay markii ay Gobollada dhexe ee soomaaliya ay gacanta ku dhigeen ururka Ahlu suna isla mar ahaan taana ay ka saareen ururka Al-shabaab oo hore uga arimin jiray Gobollada dhexe ayaa ka dhacday Magaalada Caabud waaq.

Banaan baxani ayaa waxaa kasoo qayb galay Mas’uuliyiinta ugu sar saraysa Ururka Ahlu suna Waljameeca ee ka arimiya Magaalada Caabud waaq, Waxgarad, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Culuma Awdiin, Dhalinyaro, Haween, Iyo Ururada Bulshada.

 

Banaan baxani ayaa intii uu socday ayaa waxaa ka hadlay Mas’uuliyiintii iyo madaxdii kasoo qayb galay iyagoona dhamaantood ku qoto dheeraaday hirgalinta iyo dicaafa Magaalada Caabudwaaq oo iyadu hore ay uga talin jireen ururka Al-shabaab oo ay kala wareegeen ururka Ahlu suna oo dagaal xoogan kula jira ururka Al-shabaab.

 

Hadaba wacdarihii halkaasi laga dhigay iyo muuqaalka Banaan baxaasi halkan hoose ka daaqo……

Xafiiska Wararka Ee Afbakayle Online

By Maxamed Cali Bile

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM