afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:49 am | Posted by

Daawo+Video:Ciidamada Ruushka oo Caalamka kaga yaabsaday Hub casri ah & Taangiyo niikinaya oo hadane Rasaas ridaya

Dalka Ruushka waa mid ka mid ah Wadamada lagu qadariyo dhanka soo saarista Hubka casriga ah iyo awooda qalabka Milatariga. Ruushka dhaqaalaha soo galo intiisa badan waxa uu ka helaa Shidaalka iyo Hubka casriga ah ee uu soo saaro dalkaas.

Ciidamada Milatariga dalka Ruushka waxeey Tababar Milatari siiyaan Sanad walba in ka badan 5-kun oo Jaranaal kuwaas oo ka kala socda dalal ku yaal Qaaradaha Asia iyo Africa.Ruushka wuxuu sidoo kale xiir dhaw la leeyahay dalal ku yaal Laatiin America oo Siyaasad ahaan ku kacsan dalka Mareeykanka.

Sidoo kale Dawlada Ruushka ayaa si aanan qarsooneeyn waxeey u caawisaa Wadamada Iiraan iyo Syria oo Siyaasad ahaan ay aad iskugu kacsan yihiin dalka Mareeykanka .Inta badan Hogaamiyaasha loo yaqaan Macangaga ee maamuli jiray dalalka Carabta iyo qaar ka tirsan wadamo ku yaal Qaarada Africa waxeey Jaamacado Milatari kaga soo baxeen gudaha dalka Ruushka.

Magaalooyin ku yaal gudaha Dalka Ruushka waxaa Sanad kasta lagu soo bandhigaa Tababar iyo Qalin jabin dhanka Hubka Casriga ah kaas oo Caalamka intiisa kale kaga duwan awood ahaan dhanka Milatariga iyo Taaktikada.
Oslo Norway

Halkan Riix Si aad udaawato Video-ga Oo Mid Qatar ah

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM