afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:49 pm | Posted by

DHAGAYSO:Goolaha sare Ee maamulka Khaatumo Oo Dignin Udiray faroole Beesha Clamkana Codsi Udiray

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Qaar kamid ah Madaxda Iyo Odayaasha Dhaqanka Ee mamulka Khaatumo Magaalada Moqdisho ayay  kaga Hadlayeeen fara galin la sheegay in madax waynaha maamulka puntland Faroole uu fara galin ku hayo Sooxulida Xubnaha uga qayb galaya maamulka khaatumo xildhibanada dawlada soomaliya

Kulankaas oo ay ka sooqayb galeen masuuliyiin aad utiro badan oo isugu jira Golaha G10 Golaha madax tooyada Golaha dhaqan iyo xubno wasiiro inadhawalaba kusugnaa magaalada moqdho ee caasimada dalak Somaliya

Ugu horayn Waxaa kulankaasi kahadlay Garaad Jaamac garaad Ismacaiil oo kamid ah odayaasha dhaqanka Ee maamulka khaatumo waxa uu ugu horayn caalamka ugu baaqay inay ilgaara ku eegaan fara galinta ba,an ee faroole ku hayo Sooxulida Xildhibadanada Beesha islamrkaan ay xor uyihiin iyaga aanayna udulqadanayn cidkasto oo fara galin kusamaysa

Sidoo kale waxaa iyaguna Gobtaas ka hadlay Ugaas cabdilaahi Ciise iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo iyaguna kahadlay arinta fara galinta  iyagoo sheegay in dastuurka ay ku qoran tahay ina odayaasha dhaqanka ay iagu xor u yihiin cida ay beesha umatalaysa ay iyagu awood u leeyihiin inay soo xulaan.

Ugu dambayntii waxaa kulankaas soo afmeeray Madaxwayne Cabdi Nuur Biindhe oo isagu kamid ah golaha madax Tooyada maamulka khaatumo, isagoo sheegay ka maamul ahaan inaan udul qadanayn faragalinta qaawan

Halkan Riix Si,aad udhagaysato Hadalada Madaxda Khaatumo

Xafiiska shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “DHAGAYSO:Goolaha sare Ee maamulka Khaatumo Oo Dignin Udiray faroole Beesha Clamkana Codsi Udiray”

  1. Anwar aden
    August 5, 2012 - 6:56 pm

    Waa duli kaas duli dhalay qof weynoo hadal ka dhacaya waa geed qolof ka dhacayaa majeerten oo dhan ayaaa ah garacada besha daroood faroole waa mze fala ah

    Reply
  2. Anwar aden
    August 5, 2012 - 7:01 pm

    Marka dadka rer khatumow iska jiraa dadka rufyaanita ama dabaqodhiga sida kuwa shaqeeya snm galada ama majerteen gaalo

    Reply
  3. Jama
    August 5, 2012 - 9:21 pm

    Wa runta sxb an war hadan maska layska qaban waakucunya marka eyga farole wa in lso wada jeste

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM