afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:50 am | Posted by

Magacyada Xildhibaanada Barlamaanka U Geliya Maamulka Khaatumo-(Akhriso)

Waxaa maanta si rasmi ah loo shaaciyey magacyada xildhibaanada maamulka Khaatumo State..

u geliya barlamaanka cusub ee dhowaan dalka Somaaliya loo samaynayo.

Xildhibaanadan oo ay soo xuleen guddi ka kooban golayaasha maamulka Khaatumo State, Waxaa lagusoo xulay qaab ku dhisan codeyn kadib markii lagala soo baxay musharxiin badan oo wada buuxiyey shuruudihii lagu xidhay. hoos ka akhriso magacyada.

1. Dr.Cali Khaliif Gallaydh

2. Cabdiwaaxid Shariif Maxamed

3. Siyaad Maxamuud Shire

4. Xaaji Cabdi yare Maxamed

5. Cabdikariim Xasan Jaamac

6. Yuusuf Axmed Nuur

Iyo laba xubnood oo magacyadoodu aanaan weli xaqiijin. dibna idiinka kasoo gudbin doono, hadii Allah idmo.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM