afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:30 pm | Posted by moha

Kulan Ay Maanta Iskugu Yimaadeen Waxgaradka Gobolka Cayn Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle (Sawiro)

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle ayaa ka dhacay Xarunta waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle, iyadoona kulankaasi ay kasoo qayb galeen waxgaradka Gobolka Cayn isla mar ahaan taana ay kaga hadleen wafti uu hogaaminayey Dr. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xagla Toosiye) oo u kuicitimay dhanka Magaalada Hargaysa si uu nabad ula qaataan Maamulka Somaaliland.

Hadaba kulankani ay maanta iskugu yimaadeen waxgaradku ayaa waxa ay ku sheegeen in waftigaasi uu kor ka dhacayo Xagla Toosiye aysan matalin waxgaradka Gobolka Cayn iyo Maamulka Khaatumaba.

Sidoo kale waxgaradka ayaa sheegay in nabadu ay tahay mid lagama maar maan ah oo cid walba ay u baahan tahay balse ay munaasib tahay in wadada saxda ah loo soo maro, wada hadalna furan yahay marka ciidamada Somaliland laga qaado Deegaanada ay hada ku sugan yihiin ee ka tirsan Gobolka Cayn.

 

Hadaba Muuqaalka kulankaasi halkan ka daawo sawiro……

By Maxamed Cali Bile

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM