Ciidamadii Booliiska Lascanood ee Jabhada SNM oo loo diray Magaalada OOG.Iyo Xadalada Xaglatoosiye Oo khatar Kusugan(Warbixin)
Xaalada Magaalada OOG ayaa aad u kacsan kadib markii ay ogaadeen in xaglotoosiye uu ku sugan yahay magaalada, dagaalna uu ka dhacay Magaalada Qorulugud illaa hada aan dabkii la damin.
Ciidamada xalay la raray ee Booliiska Lascanood ayaa ahaa kuwo uu watay jeeni yare oo ah badhasaabka Lacanood isaga oo difaacaya xaglotoosiye si aan loogu dilin magaaladaas oo xaaladeedu kacsantahay.
Mr Xaglotoosiye ayaa la soo sheegayaa innuu aad ugu baqsanyahay in lagu dillo Burco ama Hargaysa oo meesha lagu waddo hada innuu gaadho, isaga oo doonaya inuuu ka dhaadhiciyo beesha Isaaaq innuu waddo nabad waarta oo ka dhacda deegaanka Hawdka ee dagaalo badani ay ka dhaceen.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
NIN WALIBA WAXA UU BEERTA AYUU MIDHAHEEDA GOOSTA. WALEE MAR DHOW HADII AAD CAGTA DHIGI WEYDAAN FUTADA AYAA XABAD LAGAA GELIN.