afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:34 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:Kulan Ay Maanta Iskugu Yimaadeen Waxgaradka Gobolka Cayn Oo Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle ayaa ka dhacay Xarunta waxgaradka Gobolka Cayn ee Magaalada Buuhoodle, iyadoona kulankaasi ay kasoo qayb galeen waxgaradka Gobolka Cayn isla mar ahaan taana ay kaga hadleen wafti uu hogaaminayey Dr. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xagla Toosiye) oo u kuicitimay dhanka Magaalada Hargaysa si uu nabad ula qaataan Maamulka Somaaliland.

Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-ga Kulankaas

 

Maxamed Cali Bile

Buuhoodle

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM