afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:10 am | Posted by moha

Deg Deg Waxaa imika Dagaal Qarar U kasocdaa Degaanka Qorulugud

Buuhoodle  (Afbakeyle Online)  –Waxaa Siiba ladhay Dagaalkii ay qaaden ciidamada maamuulka khaatumo waxaana dagaalku imika kasocdaa deganka Qorulugud oo katirsan magalada burco Ee xarunta G/Togdheer waxaana imika dagaal faraha lagaga gubtay U sixoogan ugasocdaa degmada Qorulugud wararka naga soogadhaya deganka Qorulugud aya shegaya in meelo  kamida degaanka Qorulugud ay gubten Ayna kugubatay rasaasta ay is wedarsanayaan maleeshiyada SNM  iyo  ciidanka Dawlada Khaatumo waxaa intaas ay wararku kudarayaan in fir dhadkii maleeshiyada SNM ay Galeen degaamo U Dhow Burco waxaana ay in taas wararku ku darayaan qeybaha gubtay Degaanka qorulugyd in ay kudhuunten maleeshiyad SNM waxaan imika qebta waqooyiga Qorulugud Ay gacanta            U  gujurtaa Ciidanka Maamuulka Khaatumo

Si Kastaba  ha ahaate  waxaa weli Sixoogan Usiifidaya Dagaalka  U dhexeeye  Maleeshiyada  SNM & Ciidanka Maamuulka Khaatumo State

 

Kalasoco Wixiikaso Kordha (Afbakeyle Online)

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM