afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:33 am | Posted by

Daawo+Sawirro:Banaan Bax Balaadhan oo looga Soo horjeedo Faroole iyo Mahiga oo Taleex ka Dhacay

Banaan Bax Balaadhan ayaa ka dhacay caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex,Banaan Baxan oo looga Soo horjeedo Faro Gelinta Madaxwaynaha maamulka P/land Faroole uu ku Hayo Deeganadda Khaatumo iyo Kulankii Faroole iyo Mahiig, Banaan Baxan ayaa Dadka ku dhaqan Caasimadda maamulka Khaatumo ee Taleex ay Ku sheegeen in aanay u dul qaadan Doonin Faro Gelinta faroole iyo mahiga,waxaaana Goob fagaare ah  lagu jeex jeexay Sawiradda Faroole iyo Mahiga.

Waxaana Goob Fagaare ah Dadka Reer Khaatumo kula Hadlay Masuuliyiin Ka mid ah Golaha Wasiiradda iyo Mdaxtooyadda,waxa ayna Faroole iyo Mahiiga Uga Digeen Faro gelinta Maamulka Khaatumo.

Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex.Somaliya

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM