Daawo+Video Banaan Bixii Taleex ee Faroole y Mahiga Looga Soo Horjeeday.
Banaan Bax Balaadhan ayaa ka dhacay caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex,Banaan Baxan oo looga Soo horjeedo Faro Gelinta Madaxwaynaha maamulka P/land Faroole uu ku Hayo Deeganadda Khaatumo iyo Kulankii Faroole iyo Mahiig, Banaan Baxan ayaa Dadka ku dhaqan Caasimadda maamulka Khaatumo ee Taleex ay Ku sheegeen in aanay u dul qaadan Doonin Faro Gelinta faroole iyo mahiga,waxaaana Goob fagaare ah lagu jeex jeexay Sawiradda Faroole iyo Mahiga. Waxaana Goob Fagaare ah Dadka Reer Khaatumo kula Hadlay Masuuliyiin Ka mid ah Golaha Wasiiradda iyo Mdaxtooyadda,waxa ayna Faroole iyo Mahiiga Uga Digeen Faro gelinta Maamulka Khaatumo
Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga Mudaharadka
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Taleex/ Sool
Maxamed Cismaan c/nuur
Afbakaylenews@gmail.com
maasha alaah abaayo aad io aad ayaan kaaga fneaidiay ilaahay adiga iyo inta hawshaan kula qabataba ajar iyo xasanaad haka siiyo walaalo ilaahay waxaad jaceshahiin hadin siiyo ilaahayna xakmada iyo waxa garadnamada hadiin sii wado adiga iyo qoyskaagaba caafimaad iyo cibaado suuban ayaan ilaahay adinkaga rajeenayaa aamiin abaayo waxaan aad u jacelahay haduu taamka kuu saamaxo in aad noogu soo dartid nex time ka danba sida loo karayo teebonka hilbka oo loda ayaa lagasameeyaa saan filaayo ee badanka maqaayadaha ajanabaga ayaan ku arkey odeygayga ayaa aad u jacel marka abaayo hadaad wax kaheysida bal nooga faaiiday koley waxbadan waa kaa faaiideysanaya bye s/caleykum walaalo .