afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:39 am | Posted by

DAAWO+VIDEO:Gudoomiyaha Waayaha-Cusub ee Shiine oo Markii Ugu Hureesay Ka Jawaabay Heesta Lagu Weeraray Gacalisadiisa Falis Ee (JACDA KENYA LAJOOG)

Abwaanka Dhalinyarada Heesaha Qaada ee WAAYAHA CUSUB Shiine Aqyaar ayaa waxaa uu Markii Ugu Hureesay Jawaab Kabixiyay Heestii Lagu Aflagaadeenaayay Fanaanada Caanka ah ee Falis Abdi oo ah Xaaska uu qabo Shiine.

Heesta Loogu Magac daray Jacda Kenya Lajoo ayaa waxaa aay qeyb ka aheed Dagaalkii Aay Fanka isku weedaarsadeen Labada fanaan ee Ikraan caare iyo Falis Tasoo oo aay hadal isugu soo toor  Tooren  heeso aay soo qadeen labada fanaan oo kala aha Ikraan caarle iyo Falis abdi.

Ikraan oo soo qaaday hees Loogu Magac daray GAARSIIYA ayaa waxaa loo fasirtay in aay tahay fariin Sugaaned oo Kusucuta Shina aqayaar oo Jaceyl iyo Xariir Mudo ka dhaxeeya Ikraan iyo Abwaan shiine.

Halkan Riix Heesta ikraan aay qaatay waataana Nala Daawada .

Soo bixitaankiii Heestaasi kadib Falis ayaa iyana waxaa ay Afka furatay oo Difaacaneesa Ninkeeda ama Gacaliyaheeda Jawaab Ka Bixisay soona qaatay hee Loogu magac daray   Garaadlaay oo Maxeey intaasi sii raacisay .

Halkan Riix Heesta Jawaabta Ah Ee Garaad lay  Si,aad U daawato

 

yadoo aay sheekado halkaasi  tagan tahay ayaa waxaa Ducda kasoo yeeray Fanaanada Shugri Sindigo oo hiil iyo huuba u ah Ikraan aay soo qaatay hees sitoos ah loogu weeraray Falis  oo Loogu Magac Daray

Jacda Kenya Lajooga bal iyana aan wada Dawano.

Ugu dambeentii Dagaalkaasi oo aay Mudo Kasoo wareegata ayaa waxaa manatay Jawaab Kabixiyaya Abwaan shiine aqayaar oo sheegay in Waayaha Cusub aay Aduunka Meel Kasta katagi Karaan Maanatayan uu joogo Dalka Mareekanka Taasina aay marqaati katahay in Isaga iyo Falis aay aduunka meesha aay rabaa kagaa noolaan karaan Balse Kenya aay tahay meel aay nolasheeda jecel yihiin .

Shiine ayaa Arintaani ugu jawaabay gacalisadiisa oo horay looyiri Jacda Kenya LAjooga Balse Maanatay aay sheekado tahay Meelsta weey tagi karaan Dhalinta WAAYAH-CUSUB.


 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “DAAWO+VIDEO:Gudoomiyaha Waayaha-Cusub ee Shiine oo Markii Ugu Hureesay Ka Jawaabay Heesta Lagu Weeraray Gacalisadiisa Falis Ee (JACDA KENYA LAJOOG)”

  1. Gala
    September 14, 2012 - 6:56 pm

    SOHGIRL75Maansha allaah very nice song..waa arin gabar oaamoli ah ku dhacday maxaa yeelay niman badan gabdha way lugooyaan ayagoon fiiro fiican u yeelan wax ay gu luminayaan gabdhaha masaakiinta ah oo walaalohooda. war ragoo isku xishooda illahayna ka baqa idinkuba bari gabdhadaan dhalaysaan wayna idin la dhasheenthanks ..

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM