afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:08 pm | Posted by

DHAGAYSO: Al-Shabaab oo ku faanay dilal ay ka gaysteen Muqdisho iyo hareeraheeda

Gudoomiyaha Kooxda Shabaab e gobolka Banaadir Sheekh Max’med Abuu Cabdi Raxmaan ayaa faah faahin ka bixiyay dilal ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Sargaalkan Shabaab uqaabilsanaa Gobolkii laga saaray ee Banaadir ayaa sheegay in ay dilal badan ka gaysteen Magaaladda Muqdisho.

Dad badan oo lagu dilay Muqdisho ayuu ku sheegay in ay ahaayeen ciidamo katirsan dowlada KMG oo ay toogashooyin la beegsadeen.

Sidoo kale Waxaa uu hanjabaad xoogan udiray odayaasha dhaqanka ah ee dhawaan Ansiixyay dastuurka qabyada ah isagoo kutilmaamay dad ka talaabsaday Kitaabka Alle.

Shabaab ayaa hada guul darooyin xoogan kala kulmaya dagaaladii kadhanka ahaa iyadoona ciidamada isgarabasanaya ay fashiliyeen isku dayadii ay ku qaadi lahaayeen Muqdisho iyo goboladda dalka.

Riix Halkan si aad udhagaysato Hadalka Shabaab

 

Xafiiska Shabakada afbakayle.com

Moqdisho/Somalia.

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM