Fadlan caawi Gabadhani Soomaaliyeed Ee Dhibataysan (dhagayso)
waxa magaalada Nairobi Ku dhibataysan Gabadh soomaaliyeed Oo Lagu Magacaabo faadumo maxamed jaamac oo ah gabadh aan haysan Qaar ka mid ah Lixaad keeda Oo dhan,waxana inmudo ah Dhibaato Ku Haysataa dalka Kenya.
Faadumo maxamed jaamac Oo aan Ku booqanay Gurigeeda ayaa waxay Codsi udirtay dhamaan umada Soomaaliyeed,Iyadoona Ka cod sata Inay gargaar lasoo gadhaan madama Aysan haysan Qaar kamid ah Lixaad keeda.
Gabadhani soomaaliyeed ayaa waxay Sheegtay Inaysan ilaahada aysan lacagtii Loogu Talo Galay inay ku aado dhakhaatirta Caafimadka,iyadoona Lasheegay inan Gudaha Dalka waxba Looga qaban Karin,waxana madama aysan awoodin Lacagtaasi ka cod satay Inay umada soomaaliyeed caawiyaan.
Dhamaan waxa Umada Soomaliyeed Laga Cod sanayaa inay Gabadhani sinaxaris leh Ugu gar Garaan ay6na kaga Fa’idaystaan Bisha barakaysan ee rabadaanta,waxana ay kala Xidhidhi karaan gabadhani soomaliyeed telefoonada hoose.
Fadlan caawi Walashada soomaaliyeed
Tel:00254720970212…………gabadha Ay Faatumo Lanooshahay.
Tel:00254717280493………….Kala Xidih Gabadha Dhibanaha ah.