Hogaamiyaha SNM Axmed Siilaanyo Oo maanta Qaabilay Ninka Lagu magacaabo Xaglo_toosiye Is Lamarkaana Lasexeexday Hishiis Shirqool ah
Waxaa maanta magalada hargeysa ku kulmay hogaamiyaha beesha isaaq axmed siilaanyo iyo ninka lagumagacaabo xagl toosiye oo ka soojeda Degmada buuhoodle waxaana warar ka hadanaga soo gadhaya ay sheegayaan in kulankaas ay ku kala saxeexden hishiis lagu shirqoolayo shacabka rer buuhoodle kaas oo lagukala iibsanayo dhulka ay kusuganyihiin maleeshiyada beesha isaaq ee SNM waxaan ay markaas islaqaaten in shacabka rer khaatumo ee kusugan Degmada buuhoodle la iibsado dhulkooda iyadoo loosomarayo ninka lamagac baxay xaglo toosiye
waxaana ilaa iyo imika shirar ad uculus ay dhexmarayaan hogaamada SNM iyo ninka lagumagacaabo xaglo toosiye shirar kaas ayaa waxaa la islaqaatay in hahii aydiidan go aamadan Rer buuhoodle in werar laguqaado waxaana heegan ay galiyeen maleeshiyada kajooga jiidaha ay iskuhorhadhiyaan Ciidanka Maamuulka khaatumo State Degamadaas lamagacaabay ayaa waxaa kamida Sool_jogto _Wandhalalax_Iyo Degmada Buuhoodle — Dhulkaas ayaa waxaa ukamidyahay Dhulkii ay shacabka rer khaatumo Kuwaayen naf iyo maalba waxaana ay doonayaan in degamadaas lakeno ciidamo uhogaaminayo nin an lashaacin magiciisa ninkaas oo u situuga umagacaabay hogaamiyaha beesha isaaq
Ha daba hadii shacabka iyo Degamadii lagu dhameyey naf iyo maalba ay u shirayaan Maleeshiyada SNM muxuu maamuulka khaatumo ka eeganayaa ma waxaa uudonayaa in laqabsado oo laguumeysto dadka iyo dalkaba ?