afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:42 pm | Posted by

DAAWO+Muuqaal: Soo dhaweyntii Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Dr Farmaajo

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Maxamed C/lahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Muqdisho.

Kumanaan kun oo shacabka Muqdisho ah ayaa iyagagoo wata Sawirada Farmaajo, Calanka Soomaaliya iiyo boorar kale kaga hortagay Farmaajo garoonka Diyaaradaha Aden Cadde International.

Ra’isul Wasaarihii Xukumadii Tayo oo ay garab taagnaayeen Xubno Wasiiradiisa katirsanaa ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay musharax madaxweyne.

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay in Ciidamada xooga dalka aysan in mudo ah qaadan wax mushaar ah, halka Xildhibaanadana uu sheegay in lacagtoodii la lunsaday.

Farmaajo ayaa dhanka kale tilmaamay in Musharaxnimadiisa ay ku timid oo kaliya rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed, isagoo balanqaadyo buuxa sameeyay.

Riix Halkan si aad Muuqaal ahaan udaawato Soo dhaweynta Farmaajo

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM