afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:20 pm | Posted by

Daawo+Sawirada Qaarkamid ah Soodhawayntii maanta Ee Musharax Farmaajo

Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey caasimada wadanka Soomaaliya ee Muqdisho Ra,isal wasaarihii hore ee dalka Mr, Mohamed Abdulaahi Farmaajo, kaasi oo haatan ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Garoonka Aadan cadde ayaa waxaa ku soo dhoweeyey boqolaal dad weyne Soomaaliyeed ah kuwaasi oo la dhacsan qaabka ay u shaqeysey xukuuamadii uu hormuudka u ahaa ee dalka ka talineysey, mudo kooban oo lix bilood ah.

Dr, Farmaajo ayaa waxaa uu ka yimid debeda isagoo haatan Muqdisho ka bilaabi doona ololihiisa rasmi ah ee doorashada ka dhaceysa gudaha dalka 20-bisha Agoust ee aynu ku jirno, taasi oo ay haatan isu sharexeen dad fara badan oo Soomaaliyeed




Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM