afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:52 pm | Posted by

Daawo sawirada Yuusuf Garaad oo maanta Muqdisho soo gaaray.

Madaxii laanta Afka Soomaaliga ah ee Bbc-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta soo gaaray Maagalada Muqdisho iyadoo si heer sare ah loogu soo dhaweyeeyey Garoonka Diyaaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Yuusuf Garaad oo maamlo ka hor iska casilay dhowr iyo labaatan sano kadib xilkii uu ka hayay Bbc-da ayaa waxa uu sheegay in imaatinkiisa Muqdisho ay ugu weyntahay inuu dhibaatada la qeybsado Shacabka Soomaliyeed suurta galna ay tahay inuu ku soo biiro Saaxa siyaasada Soomaaliaya maalmaha soo aadana uu shacin doono.

Sidoomkale Garaad ayaa tilmaamay in loo baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed iney is cafiyaan iskuna celiyan hantidii ay kalaqaateen.

Wadanka Soomaaliya ayaa waxa uu ku jiraa xilli kala guur ah waxaana soo gaaraya Magaalada Muqdishooo lagu wado inay ka dhacdo Doorashada Madaxtinimo ee Dalka siyaasiyiin iyo Dad Qurbo joog ubadan daneynayana inay ka qeybqaataan doorashada lafilayo inay ka dhacdo Dalka wallow aanu Garaad shaacin inuu qeyb kayahay Dadka Tartamaya.

 

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somaliya

Afbakaylenews@gmail.com

Daawo Sawirada

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM