afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:55 pm | Posted by

Daawo+Video:Hillary Clinton oo dheel Niiko African ah kaga yaabsatay Shacab u dhashay dalka South Africa (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Hillary Rodham Clinton oo ah Haweeneeyda u qaabilsan dalka Mareeykanka Arimaha Dibada ayaa Dheel Niiko Africaan ah waxeey kaga yaabsatay Shacabreer South Africa ah oo Xaflad dhiganayay.

Hillary Clinton ayaa sidoo kale booqatay magaalada Qunu oo uu ku sugan yahay Madaxweeynihii hore ee dalka South Africa Mr.
Nelson Mandela oo iminka noqday 94-jir. Warbaahinta Caalamka intooda badan waxaa laga daawanayay Hillary Rodham Clinton oo si cajiib ah ula dheeleeysa Haween u dhashay dalka South Africa kuwaas oo Xaflad ku soo dhaweeyay.
Hillary Clinton waxeey booqotay dalal ku yaal Qaarada Africa gaar ahaan Wadamada kala ah Senegal,Uganda,South Sudan,Malawi iyo Kenya waxaana iminka sugaya dalalka Benin Nigeria.
Hillary Clinton oo dhoor maalmood ku sugnaan doonto dalka South Africa waxaa lagu wadaa Safarkeeda Qaarada Africa inay ku soo gaba gabeeyn doonto dalka Ghana oo ay kaga qeeyb gali doonto Tacsida Madaxweeynihii dalka Ghana Mr.John Evans Atta Mills oo bishii Juulay geeriyooday.

Halkan Riix Si,aad Udaawato Ciyaarta Niko ah Oo Hillary

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM