afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:45 pm | Posted by

Ganacsato Soomaali Ah Oo Lagu Dilay CapeTown,Konfur Afrika.

Kooxo Hubeysan oo u dhashay dalka Konfur Afrika ayaa waxey si bareer ah u dileyn ganacsato Soomaali ah oo ku ganacsato wadanka K.Afrika.

Soomaalida la dilay ayaa waxey ahaayeen laba ruux oo rag kuwaas o lagu dilay dukaanka ey ku ganacsadaan, dilka ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Capetown ee cariga K.Afrika.

Soomaalida ku nool dalka Konfur Afrika ayaa waxey eedeen dusha kaga tuureen dowlada wadankaas ayagoo ku eedeeyay in eysan waxba ka qaban dilalka bareerka ah ee loo geysto dadka Soomaaliyeed u ku nool magaaloyinka wadanka South Afrika.

Maahan markii ugu horeesay ganacsato soomaali ah lagu dilo wadankaas ayagoo horaantii bishana ey nin soomaali ah ey ku gubeen dukaankiisa asagoo ku dhex jira.

Ugu danbeyntii Jibril Xasan Faarax oo ka mid ah ganacsade Soomaali ah oo ka sheekenaya qaabka ey wax u dhaceen ayaa sheegay in labada nin ee la dilay ey saaxiib ahaayeen eyna mudo soo wada shaqeysan jireen raga dilayna ee ahaayeen ganacsato u dhashay Wadanka Konfur Afrika kuwaas oo ka soo hor jeedo ganacsiga fican ey soomaalia halkan ka wadaan iayagoo horay ugu digay in ey joojiyaan waxa ey wadaan.

Wariye: Cali Faarax Xasan (Calileeb)

wararka Afbakayle.com

Johannesburg/ South Africa

+27782542451

wadani_uk@hotmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM