Ogeysiis: Shirweyne Qurbajoogta Khaatumo ee Dunida Dacaladiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Khaatumo ee aduunka ku nool in maalinta berito oo Sabti 11.08.12 la qabandoono shir teleconference ay ka soo qeybgali doonaan madaxda Khaatumo, golaha dhaqanka, waxgarada iyo Culimo .
