afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:09 pm | Posted by

Xog Hoose: Al Fanaan Saado Cali Iyo Maxamed Cabdiraxmaan Faroole Oo Jaceyl Ugub Ahi Dhex Maray(Warbxin Xasaasi ah)

Sida illo wareedyo ku sugan magaalada garoowe ee xarunta ee maamulka puntland laga soo xiganayo,waxaa la shaaciyey in maalmahan qaban qaabada meherka Maxamed Cabdiraxmaan Faroole iyo Marwo Saado Cali Warsame ka socotey xarunta madaxtoyadda maamulka Puntland.

Marwo Saado Cali Warsame oo bishi la soo dhaafay dhamaadkeedi safar ku timid magaalada garoowe ee xarunta maamulka Puntland,waxaana safarkaasi ay kala kulantey dhibaato xoogan ka dib markii shil gaari oo ay dad badani ku dhinteen ay gashay.

Wararka laga soo xiganayo magaalada garoowe gaar ahaan xarunta madaxtooyada ayaa la sheegaya in Cashaq amase jaceyl dhex marey Iyada iyo Wii uu dhalay madaxweynaha Puntland kaasi oo lagu magacaabo Maxamed Cabdiraxmaan faroole,waxaana la sheegaya in laysku afgartey in lays guursado.

Marwo Saado Cali ayaa la shaacinayaa inay hadda ku sugan tahay magaalada Nairobi waxaana wararaka qaarkood sheegayaa in laga daawaynayo dhaawac ka soo gaarey gacanta markii ay shilka gashay,waxaana ay Nairobi u soo raacday Madaxweynaha Puntland maalmihi la soo dhaafay.

Gebagabadii wararka qaarkood ayaa sheegaya in saado maalmaha soo socda dib ugu laaban doonto magaalada Garoowe halkaasi oo laga yaabo inuu ka arooska iyo meherkeedu inkastoo wararkaasi aan si dhab ah loo xaqiijin

Fu,aad Karaamo 

Garowe/puntland

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

6 Comments for “Xog Hoose: Al Fanaan Saado Cali Iyo Maxamed Cabdiraxmaan Faroole Oo Jaceyl Ugub Ahi Dhex Maray(Warbxin Xasaasi ah)”

  1. caasha
    August 10, 2012 - 7:54 pm

    war hayaay waa dhab anigaa og arintaasi

    Reply
  2. darwiish yare
    August 11, 2012 - 10:47 am

    kkkkkkkkkkk waar islaantii madhabayacay iskudhiibtay,kkkkkkkkkk ilhaybaa weyn oo waaxida, dhabayo calako hoosfadhiiso kkkkkkkkkkk walee nin baa lagashay , geedoo masaan kumooday mise saad igu noqotay ,mise saan loonoqondoonin!!!!!!! kkkkkk saado caqqligeedii mawiilxun ah iyo dhabayacay hoosfadhiisatay , oo ay sharaf iyo karaamo mooday , kkkkkkk walee waayaab.com. dhabayoco waxaydhihidoonaan ,gabadh daraawiisheed oo magacleh baan guursanay ,bal iyadu xagay kadubaaqaysaa, ,, waar walee haday dhabayoco iyo dadka jilicsan lafadhiisato budhkaanu uqoraynaa kkk

    Reply
  3. Muunye gabood
    August 11, 2012 - 6:06 pm

    Asc, saaxiibyaal sheexa oo walax iskula hara, Saado qof can ka eh soomaaliya waaye waxeena la mid tahaey Dhulbahantasha ukal jaban Somaliland iyo Puntland.
    maxaa iyada keli eh u fiirsaneesiin aaway kuwii ku dilaayey dadka Buuhoodle iyaka awliyo miyaa waraa isku sheexa oo gabdha faraha ka qaada

    Reply
  4. Anwar aden
    August 11, 2012 - 7:05 pm

    Asc asxabaya arintaas haday jirto waa duli sado ali way walataya waa alow u sahal islaantiina ma walataya hahahahaha

    Reply
  5. Tooxow
    August 12, 2012 - 2:08 am

    Xaan la yaabay Reer Waqooyi. Xay ka rabaan gabar tooda haddii la guursaday. Seedigood ma ka sheexaanooo. Areey gabartiina isku hubtaane, seedigiin ha isa seegina. kax kax kax kax

    Reply
  6. Gadre history bifore Sayid
    August 12, 2012 - 7:33 am

    Dhabayaco.wax ha sheguna habartaas melahaa ka qaylin jirtay hadii laydinka meeleeyay.waana habar wiilkaas abahii bay ka wayntahay.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM