DAAWO+SAWIRRO:Banaanbixii Ugu Horeeyay ee Abid Lagu Taageerayo Yuusuf Garaad oo Maanta ka Dhacay Caabudwaaq
Banaanbax Balaaran oo Maanta ka dhacay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa lagu taageerayay Suxufiga Yuusuf Garaad Cumar oo dhawaan kusoo biiray Saaxada Siyaasada Somaaliya.
Banaanbaxani oo soo qaban qaabiyeen Qaar kamid ah Ururada ka Jira Magaalada Caabudwaq sida dhalinyarada Iyo haweenka ayaa ka dhacay Fagaaraha wayn ee Taxriir Magaalada Caabudwaaq ayadoona ay halkaasi kasoo jeediyeen Dadwayne Farabadan Hadalo lagu taageerayay Yuusuf Garaad oo dhawaan iska Ruqseeyay Shaqadii uu ka hayay BBC-da Laanta afka Somaaliga isla markaana siyaasada kusoo biiray.
Qaar Kamid ah Dadkii kasoo Qayb Galay Banaanbaxa oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay inay Codkoda siin donaan Suxufiga Siyaasiga Noqday Isla markaana ay ku jeclaadeen Inuu yahay nin wax u qaban kara Bulshada Soomaaliyeed.









waa arin aan loodulqaadankarin waana bs which means fawaaxish reer caabudwaaq layimaadeen mise waabeen abuur aniga ooah nin kasoojeeda reer gedood oo beesha mareexaan ah