afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:25 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:Samsam Iyo Maxamed Oo Qaxooti Iskaga Dhiibey Ingiriiska

Waxaa maanta shir saxaafadeed ku qabtey Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Ingiriiska,labadii ciyaartooy ee Soomaaliya,uga qaybgalay tartankii Olymbikada Samsam Maxamed iyo Maxamed Baarajab.

Laba ciyaartooy ayaa sheegey in ay heleen hanjabaado kala duwan oo uga timid gudaha dalkii ay u ciyaarayeen ee Soomaaliya, sidaas darteed ay masuuliyiinta UK ka codsadeen in ay ku noolaadaan Ingriiska ama la geeyo dal kale oo amnigoodu ku sugnaan karo.

Kulanka maanta ka dhacay xarunta arrimaha dibadda ee UK, waxaa fadhiyey wasiirka arrimaha Afrika ee UK iyo Guddoomiyaha Xirirka Olymbikada Soomaaliya Duraan Farah.

Waxaana goobta ka hadley Wasiirka arrimaha Afrika ee UK iyo guddomiayaha Olymbikada Soomaaliya Durran Farah, waxaana ay labada masuul ku dheeraadey sida ay ugu wada faraxsan yihiin in Calanka Soomaaliyeed laga dhex arko beesha caalamka, waxaana ay amaan u jeediyeen ka qaybgalayaashii ciyaaraha ee ka socdey dalka Soomaaliya.

Samsam iyo Maxamed ayaa sheegey in hanjbaaado loo soo mariyey Facebook, taas oo lagu yiri shaqo ayaa la idinka qabanayaa, Zamzam ayaa sheegtey in reerkoodi lala xiriirey loona sheegey in waxa ay samaysey aysan wanaagsaney sidaas darteed shaqo laga qaban doono markey timaado.

Halkan Kadaawo Hees Qiiro Leh Smasam Isdhiibida ka hor

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM