afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:40 pm | Posted by

DHAGAYSOMuxuu salka ku hayey kulankii Farmaajo iyo saraakiisha AMISOM ee fiidkii xalay ka dhacey xerada Xallane.

Waxaa shalay galab kulan gaar ah ku yeeshay Taliska ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM Musharaxa madaxtinimada dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Paul Lokech.

Kulankan oo uu codsaday taliyaha ciidamada AMISOM ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo la xiriira wada shaqeynta labada dhinac iyo sidii looga wada shaqeyn laha jawi nabadeed oo lagu soo dabaalo inta laga gudbayo marxaladda kala guurka iyo doorashooyinka oo ay magaalada ku sugan yihiin musharaxiin fara badan kuwaasoo halgan ugu jira sidii ay uga qeyb gali lahayeen doorashada loo balansan yahay August 20 inay magaalada ka dhacdo.

Halkan kadhagayso Warbxinta Wixii Kasobaxay Kualankaas

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somaliya

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM