afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:22 am | Posted by moha

War Deg Deg Maamuulka Khaatumo Oo Maanta Hay”ada Bishacas Ku Warejiyey Maxaabistii Lagaqabtay Maleeshiyada SNM (Daawo Sawiro)

 waxaa kordhaweyd munaasibad ad ubaladhani ka dhacday aqalka madaxtooyada maamuulka khaatumo Ee magalada buuhoodle munasibadaas oo laguwarejinayey maxaabistii lagaqabtay Kooxda SNM Ee duulanka ku sooqaday Xuduudaha maamuulka khaatumo manaasibadan oo ay kaso qeybgalen madaxsare oo ka socota maamuulka khaatumo Oo uguhoreyo wasiirka arimaha gudaha maamuulka khaatumo yasiin axmed sulub iyo Agaasimaha arimaha gudaha maamuulka khaatumo maxamuud sheekh cumar iyo madax dhaqameedka rer khaatumo ee kusugan degmada buuhoodle munaasibadan oo ahayd markaas did laguwarejinayo maxabiistii lagu qabtay dagaaladii dhex maray Kooxda SNM iyo maamuulka khaatumo ayaa yana waxaa munasibadaas gobjogka ahaa haay”ada bishacas oo markaas laguwarejinayey maxabiista
Uguhoreyntii halkaas waxaa kahadlay maayarka degmada buuhoodle cabdi casiis ducaale qambi waxaana uu sihabsamikujirto maxabiista uguwarejiyey wasiirka arimaha gudaha maamuulka khaatumo isnawaxaa halkaas  kamahad celiyey wasiirka arimaha gudaha maamuulka khaaumo yasiin axmed sulub waxaana uu sheegay in an maxabiistan anlagusidayn magaca maamuulka ama kooxda SNM Ee ay usiidayen hor ilahay waxaana uu ka dhawaajiyey in marwalba ayso dhaweynayaan Dadka masaakinta  ah  Ee Kooxda SNM  marinhababisay  hasayee she waxaa uu ka  Dhawaajiyey in kooxda aday hargeysa awgeed anlosiday maxabiistan maanta lasiidayey waxaana wasiirku simaamus leh uguwarejiyey haay:ada bishacas Intaas ka dib waxaahalkas kahadlay maxabiistii maanta lasiidayey waxana aysubuuxda ugumahadceliyen maamuulka khaatumo State Sidiihabsamidalahayd ee looladhaqmeey
Si kastaba ha ahaate Maxabiistan maanta lawarejiyey ayaa waxaa Dhakadooda kamuuqatay sharaf   iyo  bilic aad uweyn oo adan uaqoonsankarin maxabiis

Office Buuhoodle (Afbakeyle Online)
By Maxed Ali Bile Maxed wardi

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM