DAAWO+VIDEO:Maleeshiyada Maamulka Somaliland ayaa saaka ka guuray degaanka Sooljoogto oo ka tirsan magaalada Buhoodle.
Maleeshiyada Maamulka Somaliland ayaa saaka ka guuray degaanka Sooljoogto oo ka tirsan magaalada Buhoodle.
Magaalada Sooljoogto oo dagaalo culusi ku dhexmareen maleeshiyadaas iyo shacabka deegaanka ee Khaatumo State,Mleeshiyadaasi waxay gaadhsiiyeen deegaanka khasaare balladhan, iyagoo sii bililiqastay guryihii iyo goobihii ganacsiga ee Sooljoogto.
Dadka ku nool Sooljoogto ayaa sheegay sida ay ugu faraxsanyihiin in maleeshiyadaasi ka baxado Sooljoogto. hoos ka daawo maqal iyo muuqaal.