afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:05 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:Maxaabiistii Laga Soo Daayey Xabsiga mandheera Oo Soo Gaadhay Magalada Laascaanood

Waxaa Maanata Magaaladaa Laascaanood soogaadhay maxabiistii Laga soodayay Xabdiyada Mandheeta ee lagu qabqabtay Dagaaladii kadhacay Deeganada Laascaanood iyo Buuhoodle, Maxaabiistan ayaa wax horkacayay Ninka ugu magcaaban maleshiyada silaanyo Taliyaha Asluubta Xiirane.

Waxaana Dad wayne aad utiro badan oo kamid ah dadka kudhaqan magaalada alaascaanood ay kaga hortageen meel kabxansan si,ay uga qayb qaataan soodhawaynta maxaabiistan.

Maxaa Biistan maanta soogaadhay magalada laascaanood ayaa waxa kadambaysay siidayntooda kadib markii hogaamiyhii hore ee ssc xaglotoos uu gaadhay magaalada hargaysa

Halkan Riix S,iaad Udaawayo Video-ga Maxabistaas Lasiidayay

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Fu,aad Karaama

Laascaanood

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM