afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:31 pm | Posted by

DHAGAYSO:Gudoomiyaha Gudiga Khilaafaadka Golaha Dhaqanka Somaliyeed Garaad Jamac Garaad Cali Ayaa kadigay in Golaha Sare Ee Barlamanka Lagu Saleeyo 18 Gobol Midaas Oo Sababi Karta In La Iskudilo Gacankuhaynta Gobolada Dalka

Gudoomiyaha Gudiga Khilaafaadka Golaha Dhaqanka Somaliyeed Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jamac ayaa ka digay in Golaha Sare ee Barlamanka oo la siyaasadeeyo uu keeni karo dhibaato hor leh oo Somaliyi marlabaa dColaad ka dhex abuura. Golaha Sare ee dhaqanka aya waxa siyaasadaynaya Saxiixayaasha 6 ah kuwaas oo donaya inay ku sadbuursadaan

Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Hadalka Garaadka

Fu,aad Karaamo

Laascaanood

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “DHAGAYSO:Gudoomiyaha Gudiga Khilaafaadka Golaha Dhaqanka Somaliyeed Garaad Jamac Garaad Cali Ayaa kadigay in Golaha Sare Ee Barlamanka Lagu Saleeyo 18 Gobol Midaas Oo Sababi Karta In La Iskudilo Gacankuhaynta Gobolada Dalka”

  1. laacib
    August 12, 2012 - 7:24 pm

    Warmeesha Waa meel ina farole iyo gaaalka mahiiga ka talinayo garaadka aad ayuu umahad san yahay hadan nahay khaatumo anagu waan taageersanahay hadalka garaadka guul ayaan ku rajaynayaa Garaad

    Reply
  2. jama
    August 12, 2012 - 7:24 pm

    Sax sxb laacib meesha waa meel ay isugu tagtay habar dugaag

    Reply
  3. farax
    August 12, 2012 - 7:26 pm

    Meesha hadaan mahiiga iyo faroole iyo |Naagta gaas aan layska qaban meesha waxba ka hagaagi mayso garaadka hala tagero hadalka garaad guud ee dhulbahante waa muqadis

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM