afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:19 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:Magaalada Laascaanood Oo Si weyn Loogu Diyaar Garoobayo Ciidul Fitriga

Waxaa guud ahaan Magaalada Laascaanood iyo Deegaanada Hoosyimaada laga dareemayaa udiyaar garowga ciidda,Dadka magaalada ayaa waxay buux dhaafsheen Goobaha dharka lagu gado, iyagoo bakhaaradana ka gadanaya Raashinka ay isaga bixinayaan Zakaatul fidriga. inkasta oo qiimaha shilin soomaaligu hoos udhac balaadahni ku yimi oo dadwaynuhu ka cabanayaan qiimaha oo aan wax isbedala lahayn.

Qiimaha ayaa waxa ay sabab u gadhigayaan ganacsatadu xiligan oo lagu jiro badxidhankii Xagaaga Oo ay sheegeen iany saamayn Ku yeelatay Deegaanadan. waxa kale Oo ganacsatadu Lasanod Online u sheegeen in ganacsatada magaalada budhacadbadeed ka qabsatay dooni u rarnayd ganacsato reer laascaanood ah.

Iyagoo sheegay in xoolo badani ay u saarnayd doonidaas ay af duubeen budhcad badeedku.

 Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga Sida Loga diyar goway cida lasanod

C\kariim Olol

Laascaanood.

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM