DAAWO+VIDEO+SAWIRO:Ururka Dhalinyarad Ceegaag Development Organization Oo Bisha Barakaysan Ramadaan Bixiyay Afurka Masjid Jamaca Ceegaag,
Masjid jaamaca magaalada ceegaag ayaa waxaa bisha barkaysan ee ramadaan afurkiisa bixiyay ururka dhalinyarada ee lagu magacaabo Ceegaag Development Organization,oo ka dhisan wadanka dibadiisa iyo gudihiisaba.




