afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:07 am | Posted by moha

Hablaha Kasoo Jeeda Deegaanada SSC Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Agomaha Ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle (Daawo+Video)

Hablaha Kasoo jeeda Deegaanada Sool, Sanaag, Iyo Cayn ee ku dhaqan Dalka Syria ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey qoysaska agoomaha ah ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn, iyadoona deeqdaasi ay u soo wakiisheen Oday Cawil Cabdi Hiirad kana mid ah hawl wadeenada Cisbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle.

Waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Oday Cawil Cabdi Hiirad oo ka warbixiyey cida soo dirtay deeqdani iyo cadadka ay le’eg tahay. Hadaba halkan hoose ka daawo.

Halkan Ka Daawo

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Horufadhi Online
Buuhoodle Soomaaliya

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM