afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:59 pm | Posted by

Haweenka dareenkooda ayay qariyaan inta badan(Akhriso Sababta).

Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda.

Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka galmada maadaama ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah.

In aysan isku kalsooneen ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsna tahay oo ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada dibada ama in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo raaxadada , hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in marnaba aadan heleyn raaxo garabryaheey.

Waxaan kula talinaynaa in dareemahaada aadan qarin xiliga ciyaaraadka una sheeg ninkaada si wleiba oo aad dareen ku heli karto maadama haweenka ka dareen adag yihiin ragga.

Fu,aad Karaama
Garowe/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “Haweenka dareenkooda ayay qariyaan inta badan(Akhriso Sababta).”

  1. Faarax
    August 13, 2012 - 1:20 pm

    Asc

    Warbxintan aad ayaan uladhacay waa mid kahadlaya sa runta oo haweenka wixii ay jecel yihiin ma sheegankaraan ilayn araweelo ayaa dhahday wixii aad jeceshihiin diida wii aad necebtahayna qaata kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  2. saamiya
    August 13, 2012 - 1:21 pm

    war haweenka haladaayo way idin dhaleen waadna la dhateen waadna qabtaan ee hala dhaafo haweenka

    Reply
  3. jaamac
    August 13, 2012 - 1:22 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadi mahan warbxinta runta ayay ka hadlaysaa waaana wax loobahan yahay in laga hadlo aromaha jacaylka

    Reply
  4. hamda happy
    August 13, 2012 - 4:11 pm

    jasaka allaah mahadsanid waa warbixin waxtar uleh qof walba oo doonaya anuu yeelo mustaqbal toosan oo dhisan dhanwalaba alaah haka amaal mariyo walaalkayga muslimkaa waa loo bahan yahay wax kororsiga walow dadka qaar u arkayaan khalad sida qofka hada tusale usoo qadanayey maah maahda araweelo

    Reply
  5. Maxamad selanti
    August 14, 2012 - 12:59 am

    Inta badan dumarka waxa ee ka xumadan marka lagu jiro galmada raga wax yawaha ee ku kacaan wax yawahas waxa kamid eh ee raga xiseyan 1 in ee dhunkadaa 2 in ee dhar bahaan 3 in ee ku qeyliyaan hadawa iska ilaali waxas ee dumarka ka helin galma macan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM