afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:41 pm | Posted by

VIDEO:- Shariif xasan oo ku goodiyey in uu suuqa uga sameynayo xilibaanada aan shahaadooyinka Haysan.

Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya waxaa ka socda olole balaran oo ay wadaan Madaxda Dowlada KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo ay haatan socoto dhamaystirka xilibaanada cusub ee dalka.

Gudomiyaha Baarlamanka Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa waxaa wararkii ugu dambeeyey ka imanaya Muqdisho ay sheegayaan in uu bilaabey olole balaaran oo uu xilibaanada Digil iyo Mirifle isagu ku keenayo.

 

Waxaa kaloo cadaatey in uu wado qorshe balaaran oo ah in uu keeno sameynta aqoonsiayda waxbarasho ee Dugsiyada sarre ee taasi oo ah Shuruuda koowaad ee ku xiran qofka noqonaya xilibaanka cusub.

 

Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga Shariif Sakiin

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM