afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:25 pm | Posted by

Ciidamada Kenya Oo sheegay inay heleen burburkii laba dayaaradood ee helicopter ah oo ay leeyihiin ciidanka Uganda

Ciidamada militeriga Kenya ayaa sheegay in laga helay burburkii laba dayaaradood ee helicopter ah oo ay leeyihiin ciidanka Uganda meel ku taal buuraha Kenya.

Afhayeen u hadlay ciidamada ayaa sheegay in helicopter-da ay gubteen, isla markaana aan la ogeyn wax ku dhacay dadkii saarnaa.

Dayaaradaha ayaa waxa ay u socdeen inay ku biiraan hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Waxa ay ahaayeen afar dayaaradood – mid ka mid ah waxa ay u degtay si deg deg, halka midda kale ay u duushay magaalada Garisa.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM