afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:10 pm | Posted by

Qaban Qaabadda Shir ay SNM Soo Abaabushay Oo Kalabaydh Ka Socda Iyo Maamulka Khaatumo Oo Laga Dalbaday Inuu Talaabo Cad Ka Qaado(Warbixin )

Waxaa Magaaladda Kalabaydh ee Xarunta Gobalka Sool ka socda Olale weyn oo lagu dhaawacyo Maamulka Khaatumo iyo taladii beesha Dhulbahante ku gaadhay magaaladda Taleex waxaa ka soconaya qaban qaabo shir uu soo abaabulay Axmed Cabdi Xaabsadde kaas oo lagu taageerayo Maamulka Isaaqland ee Hargaysa

Qabanqaabadda shirkan ayaa waxa wada Cabdi Khadar Jaamac Good ( Gacan) kaas oo si waftia ah ku maray todobaadkii hore deegaanadda Beesha Bahararsame waxana uu wadaa in uu bacdal Iid kalabaydh ku qabto shir uu sheegay in ay yeelanayso Dhalinayradda Beeshaas isla markaasna ay taageerayaan Maamulka SNM-ta ah iyo Axmed Cabdi Xaabsadde

qaban qaabiyaha Mu’aamaradan Gacan Jaamac Good oo laascaanood yimi labo cisho ka hor ayaa la sheegay in uu jawaan lacag ah ka qaatay guriga Doolaal Warsame Xirsi oo gacan yare u ah Axmed Cabdi Xaabsadde,Odayal iyo Waxgarad kula taliyey gacan in uu joojiyo Mu’aamaradda ayaa u sheegay in uusan Aqoonsanayn Khaatumo ayna dantiisu ku jirto Maamul SNM

Allssc wax ay ugu baaqaysaa Ciidamadda Aaga dhexe ee Khaatumo in ay talaabo cad oo aan gabasho la hayn ka qaadaan Wiilasha yar yar ee Mashruuca yar ka qaatay Xaabsadde ee doonaya in ay adhaxda ka jabiyaan Mudnimada Beesha Dhulbahante isl markaasna Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Bahararsame waxaa laga codsanayaa in ay cadeeyaan Mowqifkooda ku aadan arinta isla markaasna ay ceshadaan Caruurtooda

Liiska Gacan iyo Wiilasha yar yar ee uu ku Adeeganayo

1. Cabdi Khadar Jaamac Good

2. Cabdilaahi Digaale

3. Axmed Jaamac Xasan ( dhoore)

4. Axmed Ibraahin

5. Asad Aw Cabdi

Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool.

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Qaban Qaabadda Shir ay SNM Soo Abaabushay Oo Kalabaydh Ka Socda Iyo Maamulka Khaatumo Oo Laga Dalbaday Inuu Talaabo Cad Ka Qaado(Warbixin )”

  1. M.H.Buraleh
    August 14, 2012 - 11:39 pm

    Reer Kalabaydh khaas ahaan iyo guud ahaan maamulka iyo shicibka Khaatumo State of Somalia waxaa waajib muqddas ah ku aha ka hortagga fitno,dhagar iyo
    qaswadayaasha ku dhex jira ummadda iyo degaanka. Sida ay waayo aragnimadu ina bartay Horgaladu caqli iyo garasho dheer ma laha,waxay arkaan oo keliya dhuuniga maalintaas,gacan bir ah oo keliya ayaa inaka baajin karta dhagarta iyo dhibta SNM u sii dhiibto.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM