afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:40 pm | Posted by

DHAYSO: Sheekh Umal Oo Sheegay In xadiis dhan oo saxiix ah ku soo aroorey cunista hilibkaasi Dhurwaaga

Magaalada Kismaanyo ee xaruunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maalmihii tegey ka soo baxayey warar sheegaya in halkaasi lagu cuno hilibka Waraabaha ama Dhurwaaga, kaasi oo ay Soomaalida aad ula dagaalanto.

Kismaanyo waxaa wararku sheegayaan in lagu arkey qiimaha hilibkaasi oo aad u kacey, waxaa la sheegey in ay kiiladii gaartey 5-Dollar oo lacag Maraykanka ah halka weliba subagiisa uu intaas ka sii qaaliyoobey.

Sheikh Maxamed Abdi Ummal oo ka mid culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa VOA qeybteeda Soomaaliga waxaa ay wax ka weydiisey arintaasi, isagoo si rasmi ah shaaca uga qaadey in uu hilibkaasi yahay xalaal oo la cuni karo.

Waxaa uu sheegey in uu xadiis dhan oo saxiix ah ku soo aroorey cunista hilibkaasi Dhurwaaga, waxaana uu Sheikh ummal sheegey in ay Soomaaliya haatan ku jirto Marxalad adag oo ay noocyo kale oo cuntada aan la cunin ah ay ubanaanan karaan bulshada

Halkan Ka Dhagayso Hadalka Sheekh Umal

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM