Garaad Cali Buraale Oo Goordhoweyd Siweyn Loogusoo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho
Waxaa Galabta Siwayn loogu soodhaweyay magaalada caasimada ah ee moqdisho Xurmadle Garaad Cali Buraale warsame oo isagu kasoo kicitimay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya.
Garaadka ayaa waxa Airport ka kaga hortagay Shacab aad u tiro badan,Madax Dhaqameedka somaliyeed ee ku sugan Magaalda muqdisho, xildhibaano,Wasiiro.
Garaadka ayaa ugu horayn umahad celiy dadka sida diiran ugu soodhaweeyay magaalada moqdisho,
Garaadka aya loo galbiyay Hoygii uu ka dagilahaa magaalada muqdisho inta uu joogo.
Wararka oo faahfahsan kala soco wararkayaga dambe insha allah
ma garaad cusub oo hada la sameyey baa? kkkkkkkk
kkkk wall ubax waan kaxumahay gabad baanoqotay hada ahayn lahay wiil hadak baan ku oran lahaa blse waxaan filayaa waxaa tahay gabadh yar oo aan wali u idha dilaac sabn aduun ka magaraad ka wayn ee caan ka ahbaa hada lacaana shu bay anaaku mawlaye yaa lagu maqlin inan hada wax kwarhayn dadkaa wax lawydiiyaa seecmal
sorry wall gabar baanoqotay blse hadaa wil ahayn lahayn lagayaabe inaatahay wiil magacabadashay blse waxaa cadaatay inaa aduun ka kahuro waxaan wacan hadaa dadka lasocon iyo waayahay ama aqoon dheeraad ah lahayn inaa dadka waraysato