War Deg Deg Ah Qilaafka u dhaxeeya Sheekh Shariif iyo C/Wali Gaas oo Cirka galay iyo Gaas oo Caawa u Jawaabay Sheekh Shariif
Waxaa sii kordhaya Qilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raizul Wasaare Cabdi Wali gaas kaa oo ku saleesan awooda labada Masuul ee ku aadan magacaabista Degmooyinka iyo diidmada daba taal.
Madaxweyne Shariif oo Maanta Shir jaraa’id muqdisho ku qabtay waxa uu sheegay in aysan jirin Xukuumad awood leh oo wax diidi karta waxna ogolaan karta shaqana ku laheyn in ay ka horyimaadaan Wareegtooyinkii uu ku magacaabay degmooyinka kuna dalacsiiyay Saraakiisha.
Raizul Wasaare gaas ayaana Caawa durba ka jawaabay soona saray Degreeto uu mar kale sharci daro uga tilmaamayo in Wareegtooyinkii Madaxwerynaha uu horey usoo saaray.
Dikreetada Raizul Wasaare Gaas aya au qorneed Sida Tan.
Jamhuuriyadda Soomaaliya Xukuumadda Federaaliga KMG ee Soomaaliya Xafiiska Raiisul Wasaaraha
The Transitional Federal Government of the Somali Republic Office of the Prime Minister
Ref: X RNWL1700.435/08/12
Date 15.08.2012
Raiisal WaSaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya:
Markuu arkay: Qodobka 3aad ee Axdiga/KMG ee Dovvladda Soomaliya, Farqadiisa laad & 2aacl
Markuu arkay: Qodobka 46aad, Farqadiisa laad & 2aad iyo Qodobka 48aad, Farqadiisa 1aad- xarafkiisa (A&B) oo qeexaya (Waajibaadka Wasiirka 1aad)
Markuu arkay : Qodobka 52aad Farqadiisa laad & 2aad oo qeexaya (waajibaadka Golaha Wasiirada)
Markuu arkay : Qodobka 53aad Fargadlisa 3aad, Xarafkiisa (a iyo b) oo cieexaya (Mika Golaha Wasiirada): a) – Fulinta Awooda Golaha wasiirada iyo meelmarinta waajibaadkooda. b) – Maareynta iyo dhaqangelinta shuruucda loo xilsaaray
Markuu arkay : Qodobka 44aad ee Axdiga KMG ee qeexaya (waajibaadka Madaxweynaha)
Markuu arkay : Qodobada 81, 83,85 ee Dastuurkii 1960-kii oo qeexaya waajibaadka Golaha wasiirada
Markuu ogaaday: Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha JS oo aan ku salaysnayn go’aan golaha wasiirada sifo sharciga waafaqsan
Markuu arkay: Gotaankli kalfadhiga Golaha wasiirada oo ku taarlikhaysan 13kii, August, 2012 oo lagaga dooday Habsami usocodka Hawlaha Qaranka oo ku dhisan nidaam dawli ah oo sharciyaysan
Haddaba, Ra’iisul Wasaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ,sagoo tixraacaya qodobada kor kuxusan iyo Go’aankii Golaha wasiirada ee 13kii, August, 2012, wuxuu halkan ku caddaynayaa in wareegtooyinka ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ee ku saabsan magacaabidda Gobolo iyo Degmooyin cusub, dalacsiin SarakIll Dawladeed iy0 wlxii !amid ah ea aan sea marin habka sharcigu qeexayo in ay sharciga dawliga-ah ka her imaanayaan lana dhaqangalin Karin sida kucad Qodobka 3aad ee axdlga (Sarraynta Sharciga) largadiisa 2aad oo qeexaya ” Shard kasta oo aan la soo mann ama ka her imanaya Axdiga Dowladda wuxuu nogonayaa waxba kama jiraan.
MUQDISHO 15/08/2012
MudarteiCabdiweli Maxam d Cali Ra’iisul Wasaaraha Xukuumiadda Federaaliga Soomaaliya

madaxweynahaa awooda leh waayo isagaa xukuma dalka ,
muxuu sheegi cabdiweli xalusle<< gaagaabso yaan gaar lagaa qabne <<
Sharciga oo la Yabiyaah waxuu ka hor Imaanayaa jiritaanka Dowlada iyo masiirka Umad Soomaaliyeed Madaxwaynahu Waxuu Dhoodhoobay Sharcigaa Ayeey ka horyimaadeen ha Isaga labto inta goori goortahay
KKKKKKKKKKKKKKKKK MAJEER TEEN WAXAY SUUQAKEENAAN DA WAALAN DADKALENA WEY XIR XIRAAN DADKOODA WAAL WALAN TAASI WAAWAX LAGA XUMAADA LAAN GAAB KAN YAA KAQABTA MADAXWEYNAHA SUUNIYAHA SOOXIIRTAY EE KINIINKA QAATA FACK MAJEERTEEN