afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:49 am | Posted by

DAAWO+SAWIRO:Al-shabaab oo Tartan Layaableh u Qabtay Ciidamadooda

Tartakaani ayaa waxaa lasheegay in uu ahaa mid quraan aqris ah oo aay kasoo qeyb galeen dhalinyarada  dagaal yahanada Al-shabaab kasoo oo aay ku tar tamaayeen.

Dadka deegaanka iyo culimada magalada marko ayaa waxaa aay soo booxdhafiyee halka uu kadhacay tara tanka aay waxaa ay arintaasi layaab ku noqotaay in xiligaan shabaab aay dhiiragalin dhanka quraanka ku sameeyaan ciidamadooda.

‘Tartanka waxaa ka qeyb qaadanaya dhamaan mujaahidinta meel kasta oo ay joogaan’ayuu sheegay Gudoomiyaha Kooxda Shabaab ee Sh/Hoose.

Arinta aadka uga yaabisay dadka ayaa ah in masaajidka ay galayaan ku dhawaad 50 ama kabadan oo dagaalyahano Shabaab ah kuwaas oo aad uhubaysan.

“Dadka waxaa ay daremayaan cabsi xoogan marka ay arkaan koox badan oo aad uhubaysan oo gudaha usii galaya masaajidka’ayuu sheegay goob jooge aan lahadlanay.

Sargaalka Shabaab uqaabilsan dhanka dacwada Sh Xasan Abuu Takar ayaa sheegay in tartankan uu yahay kii ugu horeeyay ee noociisa oo kala ah kuwa guulaystana abaalmarino lasii doono

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM