Daawo+Video:Qasaaraha Qaraxii Saaka Ka dhacay Magaalada Laascaanood
Qarax la dhigay wado dhineceed ayaa saaka waaberigii gaadhi kuwa biyaha dhaamiya ah galbeedka magaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool kuburbiyay.
Qaraxan oo ahaa mid aad u weyn daryaankiisana laga maqlayey magaaladda dacaladeeda ayaa baabiiyey qaybta danbe ee gaadhiga booyadda ah oo ka yimi goob biyaha looga soo dhaamiyo magaaladda Laascaanood inkasta oo aan dhaawac muuqdaa soo gaadhin laba nin oo gaadhigaasi watey .
Qaraxan ayaa ahaa mid aad uwayn guud ahaana laga maqalayay iyadoo qarax lasheegay inuu ahaa miino lagu aasay wadada ay maraysay booyadaasi
Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga Qaraxaas
Maxamuud Saleebaan Iidle
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
maxay ahaayeen waxan xayawaanka ah oo dadka wadada udhigay miinada