afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:02 pm | Posted by

DHAGAYSO:Sheekh Abuu Muscab ” 60 Askari oo Kenyaati ahna waan dilanay dhankanaga 17 Mujaahid ayaa naga Shahiiday

Afhayeenka Taliska Ciidamada Xarakada Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka war-bixiyay dagaallo iyo howlgallo saacadihii ugu dambeeyay Ciidamada fuliyeen kuwaasi oo ka dhacey meelo dhowr ah oo ka tirsan dalka Soomaaliya.

Sheekh Abuu Muscab waxa uu si gaar ah uga warbixiyay dagaallo xoogan oo ka dhacay deegaanka Faafax dhuun ee gobolka Gedo, kaasi oo lagu qaaday Ciidamada Kenyaatiga ee halkaasi Saldhigyada ku leh iyo dagaallo kale oo ka dhacay degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab waxa uu ka warbixiyay weerar kamiin ah oo maalin ka hor Ciidamada Mujaahidiinta ay u dhigeen Ciidamo ka tirsan Shisheeyaha Afrikaanta ah oo ku sugnaa deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho.

Halkan Kadhagayso Hadalka afayeenka

Fu,aad Karaama 

Laascaanood

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM