afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:57 pm | Posted by

Daawo+Sawiro:Musharax Cabdimaalik Askar Oo maanta Moqdisho kulan kula qaatay Madaxada Dhaqanka Khaatumo

Iaydoo Uu dhawaantan gaadhay Caasimada dalka soomaaliya musharax Cabdimaalik askar oo kamid ah musharaxinta kasoo kicitintan tay dalka dibadiisa,islamrkaana siwayn loogu shoodhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee magaalada moqdiho.

Cabdi maalik askar oo ka sookacitimay dalka maraykanka ayaa intuu uu kusugnaa Caasimada Dalka soomaaliya laqadanayay Madax Dhaqameed kala gadisan ee kusugan magalada muqdisho.

Cabdi maalik askar ayaa sidoo kale waxaa uu indha indhayn kusoo sameyay Gobaha taariikhiga ah ee Caasimada dalka sida Xarunta Sayidka, Xeebta Liido,Taalada SYL iyo Masjidka Isbahaysuga Iyo waliba Goobo kale oo taariikhi ah.

Cabdimaalik ayaa intuu kusugnaa magaalada moqdisho kulan laqatay madax dhaqameedka maamulka khaatumo iyo Qaar kamid ah Xubnaha madaxda maamulka khaatumo ee kuugan magaalada Moqdisho.

Isagoo kulan balaadhan laqaatay madax dhaqameedka khaatumo ee kusugan ,waxaana  uu kulankaas uu laqaatay madaxda uu kahor jeediyay in qudbado kala gadisan oo uu kaga hadlayay hadii ladooro waxa uu qabanayo isagoo sheegay inuu kashaqaynayo hurumarka somaliya islamarkaana xasiloonida iyo amaanka soomaliya uu gacanta kusoocelinayo.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM