afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:21 pm | Posted by

DAAWO+SAWIRR:Dawlada Hoose Ee Maamulka Khaatumo State Oo maanta Olale Nadaafadeed Kabilowday Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta G/cayn

dawalada hoose ee maamulka khaatumo sate  of sooomaaliya ayaa maanta oo ay bishutahay 17.8.2012 olale nadaafadeed oo ay ku hagaajinayso bilcda magaalada buuhoodle  ka bilowday suuqyada iyo xaafadaha magaalada buhodle

maayarka dagmada buhodle c/casiis ducaale qanbi  ayaa isaga oo kahadlaya waxqabadkooda waxa uuyiri

waajib ayey nagutahay inanu tusno dadka reer buhodle lacagah cashuurta ah ee aanu kaqaadno wax qabadkeeda   iyada oo ay fooda hada inagusoo hayso maalinta weyn ee munaasabada ciidul fadriga ayaanu saaka kabilownay  olale nadaafadeed wadooyinka waaweyn ee magaalada garoonka ee lagu tukan doono hadii Alle idmo maalinta ciida    iyo dhamaan goobaha ganac siga ayiiyiri maayarkadagmada buhodle c/casiis ducaale qanbi

sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu joraysay ee uu maamulka khaatumo olale noo can ookala ah ka  sameeyo gudaha magaalada buhoodle suuqyada magaalada ayaa saaka laga dareemayey bilic aad uqurxoon

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM