afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:31 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:- Booliska Koonfur Afrika oo rasaas xad dhaaf ah u adeegsanaya dad mudaharaad dhigayey.

Koonfur Afrika waxaa ay ku jirta dalalka ugu horumarsan Qaarada AFrika balse waxaa sii xumaanayey Amnigeeda caadiga ah tan iyo wixii ka dambeeyey sanadii 2008-dii, waxaa la dilaa shacab waxaana ku soo kordhaysa Tuugada dhaca geysata.

Arintii ugu yaabka badneyd ee dhowaan ka dhacdey dalkaasi ayaa waxaa ay ahayd markii booliska dalkaasi ay si arxan daro ah u xansuuqeen dad shacab ah oo mudahaarad dhigayey, dadkasi oo ay u adeegsadeen rasaasta nool.
Hadaba waxaan idii soo gubinaynaa sida uu u dhacay xansuuqaasi lagu laayey dad badan ee ay geysteen booliska dalkaasi Koonfur Afrika arintaan oo si daran looga hadal hayo caalamka.

Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-ga Oo ah Mid kayabinaya

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM