afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:45 am | Posted by

Daawo+Sawirro:Sida Ciida Barakaysan Looga Diyaar Garowbayo Magaalada Buuhoodle

yada oo aynu kujirno gagaba gabadii bisha barakaysan ee ramadaan ayaa waxaa suuqyada waaweyn ee magaalada  buuhoodle ee xarunta G/cayn lagadareemayaa diyaar garow balaadhan oo loogu jiro munaasibada ciidul fadriga

goobaha ganacsiga ayaanu ka aragnay dad yow soo buux dhaafiyey goobahaasi iyo waalidiinta oo iyaguna gacmaha haya ubad kooda  si ay ugu iibiyaan wax ka farxiya caruurtooda  hadaba wxaa looga diyaar garoobayaa maalintaa weyn dhamaan wadamada islaamka  ILLAAHAYNA waxaan umada islaamka uw wey diinaynaa in uu ka aqbalo soon kii ay soo soo meen

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM