DHAGAYSO:Xaabsade ” Ma ihi Qabqale mana noqon, bosaskayagii waxaa la geliyey dad qurbojoog ah oo diinta bedeshay”
Waxaa soo baxay inta badan liiska xilibaanada cusub ee dalka Soomaaliya kuwaasi oo aysan ku jirin rag ka tirsanaa xilibaanadii hore ee Baarlamanka kuwaasi oo la sheegay in ay yihiin Qabqablayaal.
Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in aysan waxba ka jirin waxa lagu eedeyey ee ah in uu kamid ahaa Qabqablayaashii Soomaaliya, isagoo sheegey in uusan marnaba ka mid noqon kooxdaasi.
Waxaa uu sheegey in ay sharci daro tahay in boosaskoodii la geliyo dad qurbo joog ahaa oo aan waxba kala socon xaalada dalka Soomaaliya, isagoo intaasi ku daray in loo baahan yahay in laga fiirsado marxalada taagan iyo waxaa dhacaya.
Docda kale waxaa uu xaabsade sheegay in ay jiraan kooxdaasi dad badan oo ka tirsan waa dadka Qurbojoogta eh in ay yihiin kuwo ku soo noolaa in badan dalalka debeda, isagoo sheegay in ay qaarkood diinta bedesheen.
Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Hadalka Xaabsade Oo Ka Qoslinaya
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com
KKKKKKK WAR XAABSADAHAN MA KII HORGALAH AHAA OO DOQANKA AHAA BAA? MISE WAAMID KALE?
waa ku kale oo raxanweyn ah oo dulli ah , cudur qabiil qaba sumaysan….waa la eryey wuxuu ahaan jirey qabqablayaashii dalka iyo dadka rogey ,wuxuuna raja ka qabaa inuu soomaaliya wax kanoqdo …waa kaas sii bakhtiyaya…
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAR XAABSADE WAAGEESSI KAWACAN KHANIISKII REER NAALEYE EESIIL AANYO WASOIJIRAY IYO INA BIIXI KANI WAA HALYEEY DAD KIISA DIFAACA HAKUKHALDINA ABTO