Hambalyo Dhalasho Oo Kusocota Nasra Qalinle Iyo Axmed Maxamuud Oo Gabadh Ugu Dhalatay Maraykanka
Waxaan halkan hambalyo Uga diraynaa Nasra qalinle Hussein Iyo Axmed Maxamuud Abdi Oo Gabadh Ugu Dhalatay Miniapolis Ee Carriga Maraykanka
Hambalyadan waxa diraya Dadka Kala ah..
Aaabe Qalinle Hussein Abdi Cadar
Hooyo Aamina jaamac Hussein
Xaawo Qalinle Hussein Sayigeeda iyo caruurteeda
saynab qalinle Hussein iyo Caruurteeda
xalwo Qalinle Hussein sayigeeda iyo Caruurteeda
Saleebaan qalinle Hussein Xaaskiisa iyo caruutiisa
saxardiid qalinle Hussein xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadiija Qalinle Hussein sayigeeda iyo caruurtooda
Abdirashiid Qalinle Hussein xaaskiisa iyo caruurtiisa
Aasiya Qalinle Hussein Sayigeeda Iyo Caruurteeda
Abdullaahi qalinle Hussein
naalaye Qalinle Hussein Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Cawil Qalinle hussein
ayaan qalinle Hussein
Cabdi Raxmaan qalinle Hussein
Dhamaan dadkaasi waxay tahniyad u dirayaan Nasra Qalinle Hussein Iyo Axmed Maxamuud Abdi Oo Gabadh ugu dhalatay Miniapolis ee carriga maraykanka waxaan leenahay soo barbaar noqo tii diinteeda dalkeeda iyo waalidkeed anfacda
aaamiiin aaamiiin
