afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:01 pm | Posted by

Shaqaalaha iyo Maamulka Shabakada Afbakayle.com oo Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga u Diraya Umada Islaamka

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ee Afbakayle.com waxa ay Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga u dirayaan Umada Islaamka ah meel Walbo ay joogaan gaar ahaan Umada Soomaaliyeed.

Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka Afbakayle.com ayaan ilaah uga baryay in Umada Soomaaliyeed Ciidaan Ciideeda bash bash iyo Barwaaqo iyo nabad lagu naaloodo kuwada Ciidaan.

Caalamka Islaamka ayaana caawa aad looga faraxsan yahay loogana Dabaaldagayaa Munaasabada Ciidul Fidriga oo ku aadan Maalinta Beri ah maadaama Umada Islaamka ah ay soo soomeen ilaa Sodon maalin Bisha Barakeesan ee Ramadaan.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM