woow ileen c ali faarax a aan ka waayay magaaladda laascaanod ee aan lahaa xage ayuu ku danbeeyaya ileen wuxuu joogay s.africa , aad baan kuu salaamayaa caliyoow maansha allah , my ex-teacher cali iyo axmed macallin isna waa macallin lakin aniga wali waxba ima dhigin waan idin salaamyaa dhammaantiin. ciid mubaarik