afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:42 am | Posted by

DAAWO+SAWIRADA:Qaarkamid ah Sida Looga Ciiday Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

Iyadoo guud ahaan Caalmaka Islaamka laga ciiday Maanta Ciidu fidra ayaa waxaa siwayn Looga Ciiday Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya.

waxaana Dhamaan Muslimiita kunool Magalada Nairobi ee dalka Kenya ay maant kula Tukadeen saalada Ciida barakaysan Fagaarayaasha kalagadisan iyo Masaajida waaweyn Ee kuyaala Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ay dagan tahay soomaalidu.

Waxaana Goobaha ugu wayn ee maanta lagu tukaday Ee xaafada islii lkamid ahaaa Garoonka Sayid Cali Clap, garoonka Shariifka, Garoonka Wayn ee Burhaan State Iyo goobo kale

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM